Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo ku dhawaaday Guriceel iyo Cabsi jirta

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug oo wada socda ayaa gaaray deegaano ku dhaw dhaw magaalada Guriceel oo labo isbuuc kahor si nabad galyo ah kula wareegeen ciidamo taabacsan Ahlu Sunna. Sida aan wararka ku helnay ciidamada huwanta ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray deegaano ku dhaw dhaw Guriceel , waxaana deegaanada ay … Continue reading Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo ku dhawaaday Guriceel iyo Cabsi jirta